(Akhriso) Musharaxiin Baydhabo ka soo saaray War ku saabsan doorashada K/Galbeed

Sideed ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxtinimadda Koonfur Galbeed ayaa war ka soo saaray Doorashada Maamulkaasi. Musharixiinta warka soo saaray oo aysan ku jirin kuwa lagu xanto iney wadato dowlada Federaalka ayaa soo jeediyay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu … Continue reading (Akhriso) Musharaxiin Baydhabo ka soo saaray War ku saabsan doorashada K/Galbeed